Kalsoonoow














sawir qaade
Macmiil XMPP si buuxda u sifaysan.
Fariin Baahsan: Ku xidh xidhidhiyahaaga addoo isticmaalaya serfarka aad dooratay. Gajim wuxuu si fiican ula shaqeeyaa macaamiisha kale ee sheekaysiga wuxuuna taageeraa akoonno badan.
Ku Xidhnow: La wadaag sawirada, fiidiyowyada, iyo faylasha asxaabta iyo kooxaha. Xogta isticmaale, cusboonaysiinta heerka, iyo maamulka taariikhda sheekaysiga ayaa lagu daray.
Dhammaadka-ilaa-dhamaadka sirta: Si ammaan ah ula hadal adigoo isticmaalaya OMEMO, PGP, ama OpenPGP.
La fidin karo: Wikipedia iyo is dhexgalka Wiktionary, si toos ah u hubinta higgaadda, iyo wax ka badan oo la isticmaalayo plugins.

