Riseup waxa ay siisaa adeega gaarka ah ee VPN ee daaf-wareenka faafreebka, qarsoodiga goobta iyo sirta taraafikada. Si ay taasi suurtogal u noqoto, waxay u soo dirtaa dhammaan taraafikadaada interneedka iyada oo loo marayo isku xidhka sir ah riseup.net, halkaas oo uu ka soo baxo internetka dadweynaha.