KHangMan




sawir qaade
KHangMan waa ciyaar ku salaysan ciyaarta hangman ee caanka ah. Waxaa loogu talagalay carruurta da'doodu tahay lix iyo wixii ka weyn. Ciyaartu waxay leedahay dhawr qaybood oo ereyo ah oo lagu ciyaaro, tusaale ahaan: Xayawaanka (ereyada xayawaanka) iyo saddex qaybood oo adag: Fudud, Dhexdhexaad iyo Adag. Eray si kedis ah baa loo doortaa, xarfahana waa qarsoon yihiin, waana in aad ereyga ku qiyaastaa in aad hal xaraf isku daydo. Mar kasta oo aad qiyaasto xaraf khaldan, qayb ka mid ah sawirka nin laadlaad ah ayaa la sawiraa. Waa inaad qiyaastaa ereyga ka hor inta aan la deldelin! Waxaad haysataa 10 isku day

